Dagaallkii ka socday magaalada Boosaaso oo caawa fiidkii is taagay ku dhawaad 10 qof oo ku dhimatay, barakac ka socda halkaas.
Talaado: December 21, 2021 Wararka ka imaanaya Caawa magaalada boosaaso ayaa sheegaya in xaalada ay caawa dagan tahay, waxaana ka soo baxaya dagaalkii maanta…