945 Views

Iska hor imaad khasaaro dhaliyay oo ka dhacay bariga dalka Koongo

Iska hor imaad khasaaro dhaliyay oo ka dhacay bariga dalka Koongo
____________________________________________________________________________


Talaado: December 21, 2021

  • nka badan 10 qof ayaaa ku geeriyootay tiro kale oo intaa ka badana waa ay ku dhaawacmeen iska hor imaaad bariga dalka Koongada dimoqraadiga ah ku dhex maray ciidamada amaanka iyo dad caraysan.

  • Wararku waxay sheegayaan in dad ka caraysan amni xumada bariga dalkaaas gaar ahaan magaalada Goma ay bartamaha magaaladaas iskugu soo baxeen kadibna waxay isku dhaceen ciidamada amaanka.

  • Afhayeen u hadlay ciidamada amaanka ayaa sheegay in ciidamadooda lasoo weeraray kadibna ay is difaaceen.
    Illaa 6 qof oo ku dhaawacmay iska horimaadka ayaa la geeyay xarumaha caafimaadka.
  •  

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post