456 Views

in ka badan 25,000 kun oo u dhimatay isticmaalka daawooyinka iyo daroogada

in ka badan 25,000 kun oo u dhimatay isticmaalka daawooyinka iyo daroogada
____________________________________________________________________________

Axad: JULY 31, 2022

Dalka Canada, waxaa ka jira walaac ku saabsan dadka u dhimanaya isticmaalka xad-dhaafka ah ee daroogada iyo dawooyinka. Intii u dhaxeysay 2016 ilaa 2021 waxaa la sheegay in illaa 29,052 qof ay u dhinteen isticmaalka qaldan ee dawooyinka.

Gobollada British Columbia, Alberta iyo Ontario oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee Canada ayaa ka mida meelaha ugu badan ee dhimashadaas laga diiwaangeliyey.

Sidoo kale, bulshada Soomaalida ee dalka Canada ku nooli ay ilaa iyo hadda ka badqabaan halistan, haddana waxey ka mid yihiin bulshooyinka walaaca ka qaba in dhibaatadaasi ay soo gaarto.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post