756 Views

Turkiga oo ku dhawaaqay tallaabooyin lagu xasilineyso qiimaha lacagta dalkaas

Turkiga oo ku dhawaaqay tallaabooyin lagu xasilineyso qiimaha lacagta dalkaas
____________________________________________________________________________


Talaado: December 21, 2021

Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin ay ku xasilineyso qiimaha lacagta waddankeeda.

Liirada ayaa dib uga noqotay hoos u dhac deg deg ahaa oo ku yimid Isniintii, waxaana dib usoo kabashadu ay billaabatay kaddib markii maalgashadeyaasha ay ka jawaabeen qorsheyaal cusub oo uu soo bandhigay madaxweyne Erdogan.

Dadka u kuur gala arrintan ayaase sheegay in tallaabooyinka la qaaday ay yihiin kuwo si dadban sare loogu qaadayo dul saarkii la dhimay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post