774 Views

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa soo dhaweeyay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Rooble.

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa soo dhaweeyay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Rooble.
____________________________________________________________________________

 khamiis December 23, 2021

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa soo dhaweeyay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Raysal wasaare Rooble.

Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirka uu Iclaamiyay RW Rooble ee looga hadlayo arrimaha doorashada, sidoo kale waxay rajo ka muujiyeen in siwadajir looga gudbo caqabadaha ku horgudban doorashada Soomaaliya.

halkaan hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka ay soo saareyn.

.Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post