780 Views

Shiinaha oo Maraykanka ku eedeeyey in uu khatar geliyey cirbixiyeenada isaga oo iska indha tiraya waajibaadka hoos yimaada heshiisyada hawada sare.

Shiinaha oo Maraykanka ku eedeeyey in uu khatar geliyey cirbixiyeenada isaga oo iska indha tiraya waajibaadka hoos yimaada heshiisyada hawada sare.
____________________________________________________________________________

Talaado: December 28, 2021

Shiinaha ayaa Maraykanka ku eedeeyey in uu khatar geliyey cirbixiyeenada isaga oo iska indha tiraya waajibaadka hoos yimaada heshiisyada hawada sare.

Shiinaha ayaa horraantii bishii Diseembar dacwad u gudbiyay Qaramada Midoobay, taas oo ku aaddan in xaruntooda hawada sare ay laba jeer qaadday tallaabo ay kaga hortagayso in ay ku dhacaan dayax gacmeedyada ay hawada sare u dirtay shirkadda SpaceX ee laga leeyahay Mareykanka.

Isniintii ayaa shacabka Shiinaha ee internet-ka isticmaala waxa ay aflagaadeeyeen aas aasaha shirkadda SpaceX, Elon Musk, kaas oo gawaaridiisa koronta ku shaqeeya ee Teska ay aad caan uga Shiinaha.

Saynisyahannada ayaa ku boorriyey dowladaha qaar in ay xogta iswaydaarsadaan si ay u yaraadaan isku dhacyada qalabka hawada sare loo diro.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post