1002 Views

Xubnihii diidday xalay in ay ka qaybgalan cashadii Qoor Qoor Midowga Murashaxiinta oo kulan la leh Raysal wasaare Rooble.

Xubnihii diidday xalay in ay ka qaybgalan cashadii Qoor  Qoor Midowga Murashaxiinta oo  kulan la leh  Raysal wasaare Rooble.
____________________________________________________________________________

Arbaco: December 29, 2021

Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in Xubnihii diidday xalay in ay ka qaybgalan cashadii Axmad Qoor Qoor ee ka tirsan Midowga Murashaxiinta, ayaa haatan waxaa kulan ay albaabada u xiran yihiin hadda la qaadanaya Raysal wasaare Rooble.

Xubnahaan oo kala ah Xasan Shiikh Maxamuud, C/raxmaan C/shakuur Warsame, C/kariim Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sh Aadan ayaa hadda ku sugan Villa Soomaaliya.

Sidoo kale Kulanka RW Rooble iyo Xubnahaan ka tirsan Mdiowga Musharraxiinta ayaana looga hadlaya arrimo fara badan oo xasaasi ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post