768 Views

LAFTAGAREEN “Rooble Amniga deegaankayga ku aaminayo, Amniga Doorashadase HAA”

LAFTAGAREEN “Rooble Amniga deegaankayga ku aaminayo, Amniga Doorashadase HAA”
____________________________________________________________________________

khamiis: January 6, 2022

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga soo horjeestay aragtida ah in RW Rooble noqdo Taliyaha guud ee ciidamada Qalabka Sida.

taas oo uu noqon karro kaliya Madaxweynaha JFS, sida ku qoran Dastuurka dalka, waxaana uu sheegay in uusan deegaankiisa Koonfur Galbeed amnigeeda masuul ka aheyn Rooble.

Sidoo  kale arintaan ayaa imaanaysa Xili rooble uu dhibaato badan kala kulmaan Xiliga Doorashada ka dhacaysay Gobolada dalka

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post