1098 Views

Wariye Martin Bashir oo ah tirsanaa BBC-da oo khiyaameeyay Amiiraddii gobolka Weles ee Diana

Wariye Martin Bashir  oo ah  tirsanaa BBC-da oo  khiyaameeyay Amiiraddii gobolka Weles ee Diana
____________________________________________________________________________

May 24 2021

Martin Bashir, oo ah saxafigii ka tirsanaa BBC-da ee hadda howlgabka noqday ee khiyaameeyay Amiiraddii gobolka Weles ee Diana si ay u bixiso wareysi culus, ayaa Axaddii raaligelin siiyay labada wiil ee ay dhashay Diana ee Amiir William iyo Amiir Harry.

Hase yeeshee Martin Bashiir waxa uu sheegay in sheegashooyinka la xiriira in ficilladii uu sameeyey ay sabab u ahaayeen dhimashadeeda ay tahay mid aan macquul ahayn.


sidoo kale Baaritaan ay sameeyeen guddi madax-banaan ayaa shaaca ka qaaday in Martin Bashir uu sameeyey dokumentiyo been abuur ah, si uu u xaqiijiyo inuu wareysi ka helo Amiirad Diana.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post