495 Views

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi ka kooban 8 Xubnood

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi ka kooban 8 Xubnood
____________________________________________________________________________

Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay korjoogtaynta, fulinta iyo dabagalka heshiisyadii Shirka nabadaynta, isla markaana si dhaw ula shaqeeya Guddiga Culimada iyo odayaasha dhaqanka.

Guddigan oo ka Kooban 8 xubnood ayaa kala ah.

1. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland. Gudoomiye

2. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland. Gudoomiye ku xigeen

3. Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax Wasiir ku xigeenka wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare .Xoghayn

4. Jaamac Faarax Xasan Wasiirka wasaarada Caafimaadka Puntland.

5. Senator Cabdiqani Geelle Maxamed. Wasiir u dowlaha wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada

6. Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad

7. Gen. Yaasiin Cumar Dheere.Taliayaha Ciidanka Daraawiishta Puntland

8. Gen. Maxamed Cali Xaashi.Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post