693 Views

Hay’adaha gargaarka oo joojiyay shaqadii gobolka Tigray kadib weerar lagu dilay dad rayid ah maalmo ka hor

Hay’adaha gargaarka oo joojiyay shaqadii gobolka Tigray kadib weerar lagu dilay dad rayid ah maalmo ka hor
____________________________________________________________________________

isniin: January 10, 2022

Hay’adaha gargaarka ayaa lagu soo waramayaa inay joojiyeen hawlihii samafal ee ay ka hayeen degaan ku yaalla Waqooyi Galbeed ee gobolka Tigray.

Arintaan ayaa timid  kadib markii duqayn halkaasi ka dhacday maalmo ka hor ay ku dhinteen ku dhawaad 50 qof oo shacab ah.

Sidoo kale Hay’adaha gargaarka ayaa sanadkii  la soo dhaafay 2021 waxay marar kala duwan joojiyeen gargaarkii ay gayn jireen Itobiya, ayaga oo ka cabanaya maamulka Aby ahmed in uu dhibaato gaarsiiyay shaqaalaha Hay’addaas.

.Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post