558 Views

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen, Odowaa Yuusuf Raage oo shir gudoomiyey kulan ay iskugu yimaadeen dhammaan Taliyayaasha ciidamada

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen, Odowaa Yuusuf Raage oo shir gudoomiyey kulan ay iskugu yimaadeen dhammaan Taliyayaasha ciidamada
____________________________________________________________________________



Talaado: January 11, 2022

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen, Odowaa Yuusuf Raage ayaa shir gudoomiyey kulan ay iskugu yimaadeen dhammaan Taliyayaasha ciidamada kala duwan ee dalka, kana dhacay Xarunta Taliska difaaca dalka waxaana looga hadlay 3 qodob oo kala ah.

In ciidamadu aysan siyaasadda qeybka noqon, laguna koobnaado xaqiijinta Amniga.

Adkeynta Amniga dalka iyo La dagaalanka Cadowga, xiligan kala guurka ah.

Wadaagida xogaha Amniga si dhaqso leh, si looga hortago kuwa kasoo horjeeda Amniga, Argagixisada.

.Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post