507 Views

Hanti dhowrka qaranka oo eedeeyay Wasaarado dhowr ah

Hanti dhowrka qaranka oo eedeeyay Wasaarado dhowr ah
____________________________________________________________________________

Hanti dhowraha guud ee qaranka ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku qeexay in qaar ka mid ah hay’addaha dowladda gaar ahaan Wasaaraddaha ay faraha kula jiraan heshiisyo sharci daro ah oo aan marin hanaankii loogu tala galay.
Hanti dhowraha qaranka ayaa ku eedeeyay Wasaaraddo dhowr ah in ay joojiyaan howlaha baalmar sharciga dowladda.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post