666 Views

Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyaad hubeysan oo xalay dagaal ku dhexmaray Muqdisho.

Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyaad hubeysan oo xalay dagaal ku dhexmaray Muqdisho.
____________________________________________________________________________

Arbaco: January 26, 2022

Ciidamo ka tirsan Booliska soomaaliya iyo maleeshiyaad hubeysan oo jaadka laga keeno dalka Kenya soo geliyo qeeybo kamid ah soo geliyo magaalda muqdisho ayaa waxa uu Xalay dagaal xoogan oo u dhaxeeyo Ka Dhacay Qeyba Kamid ah Dagmooyinka Dharkeynley iyo Wadajir ee gobolka Banaadir.

Dhawaqa rasaas xooggan ayaa laga maqlayay Xalay qeybo kamid ah Dagmada Dharkeynley iyadoona Dadka Deegaanka aysan Xalay intiisa badan Seexan, sababo la xiira dagaalma oo ahaa mid xoogan kaa oo baqdin xoogan ku abuuratay dadka degaanka.

Isku dhacyada u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda iyo kooxda hubeysan ayaa Ka bilowday Agagaarka isgooska Korontada oo katirsan Dagmada Wadajir, ee gobolka banaadir.

Dhidhacakale Deegaanka jaaziira Waxa Uu iyana Dagaal Ku Dhaxmaray maleeshiyaad Halkaasi maalma kahor looga Dilay sarkaal Katirsanaa maleeshiyaadkaasi Iyo Ciidanka Booliska soomaaliya.

Dagaaladaan lama Soo warin ilaa Iyo Hada qasaraha Dhabta ah oo ay geeysteen iyadoona aysan laamaha Amaanka dowladda wali aysan ka Hadlin Dagaaladaan Soo laa laabtay Ee maleeshiyaadka hubeeysan iyo Ciidamada Dowlada ku dhexmaray Qeyba Kamid ah Dagmooyinka dharkenley Wadajir iyo Deegaanka jaaziira.

Dagaalka dhexmaray ciidamadaan ayaa saalka ku hayo sida la shegay Jaadka laga keeno dalka keenya oo kol hore dowladda soonaliya mabnuucaday Gabi ahaanba indalka lakewood wallow dowlady iyana fasaxaday jaadja laga jeeni dalka itoobiya

Office Nairobi Kenya


_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post