339 Views

Kulankii Baarlamaanka ee maanta dhici lahaa oo la baajiyay kadib Sababo amaan ah

Kulankii Baarlamaanka ee maanta dhici lahaa oo la baajiyay kadib Sababo amaan ah
____________________________________________________________________________

Isniin: NOVEMBER 28, 2022

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baajiyay Kulanka wadajir ah ee labada Gole, kaasi oo la filayay in maanta uu ka dhaco Villa Hargeysa.

“Dhammaan xildhibaanadda Golaha Shacabka BJFS waxaa lagu wargelinayaa in kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole BFS dib loo dhigay. Guddoonka labada gole ayaa dib ka soo sheegi doona fadhiga xiga.

Mahadsanidiin” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Baarlamaanka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post