582 Views

Qarax Miino oo ka dhacay Mandheera & Iyo khasaaro Kala duwan oo ka dhashay.

Qarax Miino oo  ka dhacay Mandheera & Iyo khasaaro Kala duwan oo ka dhashay.
____________________________________________________________________________

Isniin: January 31, 2022

Wararka imaanayo Magaalada Mandheera ee Waqooyi bari Dalka Kenya ayaa ku waramayo in halkaasu uu saakay dhacay Qarax Miino oo dhaliyay Khasaaro Dhimasho iyo Dhawac leh.

Inta la xaqiijiyay ilaa Lix Qof oo shacab ah Ayaa ku dhintay kadib markii bas dad rakaab ah oo ay saarnayeen Dad Shacab ah oo saaka kasoo baxay Degaanka Arabia ee Ismaamulka Mandera ay kula qaraxday miino Degaanka Hagarso .

Dhaawaca Dadka ku wax yeeloobay Qaraxa Miinadda ah oo aan tiradooda naloo shegin Ayaa Sidoo kale gordhow la gaarsiyay Isbitaalka guud ee Magaalada Mandera.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post