699 Views

Maleeshiyaad Hubaysan oo xirtay Wadada isku Xirta Cadaado iyo Dhuusamareeb iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa

Maleeshiyaad Hubaysan oo xirtay Wadada isku Xirta Cadaado iyo Dhuusamareeb iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa
____________________________________________________________________________

 


khamiis: February 3, 2022

khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay  senator Cabdi xakiim Macalin iyo Med Qoor Qoor oo la Xariira Sida laga yeelo kursiga Cayr bari Ee Hop139.

ayaa sababay in Maleeshiyo Beeleed taageersan senatorka ee jareen wadada U dhexeysa Cadaado iyo Dhuusamareeb.

 Waxaana halkaas ku xaniban Gaadiid aad u badan iyadoo QoorQoor oo Ciidamadiisa ku amaray in la weeraro Maleeshiyo Beeleedkaas wadada xirtay.

Med Qoor Qoor ayaa kursiga Cayr bari u xiray Cabdisamad oo uu dhalay Hogaamiyaha Ahlusuna Macalin Maxamuud.

waxaana arintaas ka horyimid Cabdi xakiim oo horay Kursigaas ugu fadhiyey isagoo Qoor Qoor ku tilmaamay Mooryaaan aan cidi ka yeeleen inuu dhaco Masiirka beelaha kursiga leh.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post