1050 Views

Wadooyinka soo gala Xafadaha Hodon, H/wadaag, warta Nabada, Xamarweyne, Xamarjajab Bondhere, warshadaha, taalada Daljirka Dahsoon. iyo kuwa kale oo saakay xiran

Wadooyinka soo gala Xafadaha Hodon, H/wadaag, warta Nabada, Xamarweyne, Xamarjajab Bondhere, warshadaha,  taalada Daljirka Dahsoon. iyo kuwa kale oo saakay xiran
____________________________________________________________________________

Feb:19/2/2021

Waxaa saakay Xiran wadooyinka waawayn ee Magaalada Muqdisho, waxaana hakad ku jira isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Wadooyinka soo gala xaafado badan ayaa saakay xiran, waxaana xataa lug lagu mari Karin afaafka hore ee taalada Daljirka Dahsoon.

Waddooyinka Maka Almukarama, Wadnaha, Soddonka & Warshadaha waxaa xalay la dhigay Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka oo saakay celinaya Gaadiidka Dadweynaha, kuwa gaarka & Bajaajyada.

Ciidamo farabdan ayaa saaka taagan wadda kasto iyo guud ahaanba Taallada, waxaana Ciidanku ay dadweynaah u diidayaan in ay isticmaaalaan waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Taallada, waxaana lasoo dhoobay Ciidamo kala duwan.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post