471 Views

Guryo badan oo ku gubtay Dab ka kacay deegaanka Dirgooys oo ka tirsan Hiiraan.

Guryo badan oo ku gubtay Dab ka kacay deegaanka Dirgooys oo ka tirsan Hiiraan.
____________________________________________________________________________

Talaado: February 8, 2022

Sida ay Xaqiijiyeen Goobjoogeyaal la hadlay Warbaahinta Waxaa guud ahaanba baa’baday tuulada Lagu Magacaabo Dirgoos taa oo hoos tagto Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan’ kadib Dab Xoogan oo ka kacay Tuladaasi.

Dadka tuuladaasi ayaa sheegay inay dhamaan  Gubteen Guriyhii ku yiilay tuulada, kadin Deb ka kacay Goob lagu sameeyo agabka loo isticmaalo Guryaha sida uu xaqiijiyey mid kamid ah dadka deegaanka.

Qaban qaabada kurmad loo sameeynayo dadka degaanka ayaa sidoo kale socota sida uu sheegay mid kamid ah dadka degaanka.

Waa kan mid kamid ah dadka degaanka oo sharaxaya sida ay wax u dhaceen, khasaaraha inta uu gaarsiisanyahay, Iyo gurmadka ilaa hatan loo samaeeyay Dadka degaanka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post