1809 Views

Dowladdaha Masar iyo Soomaaliya oo Qaahira ku kala saxiixday heshiisyo

Dowladdaha Masar iyo Soomaaliya oo Qaahira ku kala saxiixday heshiisyo
____________________________________________________________________________

Arbaco: August 18, 2021

Dowladdaha Masar iyo Soomaaliyua ayaa magaalada Qaahira ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira dhinacyada waxbarashada, ganacsiga iyo maalgashiga.

Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa safar shaqo ku jooga dalka Masar, maalintii saddexaad.

Sidoo kale Dowladda Masar ayaa oggolaatay inay kordhiso tiradea ardayda Soomaalida ee deeqda waxbarasho loo geeyo dalka Masar.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post