273 Views

Ku dhawaad 80 qof oo lagu dilay dagaal beeleedyo ka dhacay galbeedka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Ku dhawaad 80 qof  oo lagu dilay dagaal beeleedyo ka dhacay galbeedka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.
____________________________________________________________________________

Axad: September 25, 2022

Ku dhawaad 80 qof ayaa lagu dilay dagaal beeleedyo ka dhacay galbeedka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Dagaal beeleedka gobolk Mai-Ndombe ku dhex maray beelaha Teke iyo Yaka wuxuu dhacay Arbacadi iyo Khamiisti.

Dagaalka oo daba socday go’aan lagu kordhiyey cashuurtii la siin jiray madax dhaqameedka Teke oo loo arko iney iyagu dhulka leeyihiin.

Tani bishii August dhacdooyin noocan ah ayaa ka dhacay isla deegaanka ay beeluhu ku dagaallameen.

Dagaalki ugu dambeeyey oo toddobaadkan dhacay waxaa ku dhintay tiro dad ah waxaaana ku barakacay dad ka badan 20,000 oo qof.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post