531 Views

Dagaal u dhaxeeya Somaalida iyo Canfarta oo markale ka qarxay deegaano ay wada dagaan Soomaalida iyo Canfarta.

Dagaal u dhaxeeya Somaalida iyo Canfarta oo  markale ka qarxay deegaano ay wada dagaan Soomaalida iyo Canfarta.
____________________________________________________________________________

Arbaco: August 25, 202

 Dagaal u dhaxeeya Somaalida iyo Canfarta ayaa markale ka qarxay deegaano ay wada dagaan Soomaalida iyo Canfarta.

Maleeshiyaadka Canfarta ayaa la sheegay in ay dagaal kusoo qaadeen magaalada Candhuufo oo ay ku sugan yihiin Soomaalida.

Maleeshiyada Canfarta ayaa horey waxay u qabsadeen magaalooyinka Cadheyti iyo Garbacise, iyagoo lagu eedeeyay in halkaas gaboodfallo ay ka geesteen.

Sidoo kale Dagaalka ayaa weli socda, iyadoo lasoo warinayo in uu jiro khasaare soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamaya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post