480 Views

Xubno kamid ah Gollaha shacabka oo maanta Dhuusamareeb lagu doortay.

Xubno kamid ah Gollaha shacabka oo maanta Dhuusamareeb lagu doortay.
____________________________________________________________________________

Sabti: February 12, 2022

Ururka bad-baadada Caruurta “Save the Children” ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay soo fara-geliso dhainyarro uu maamulka Puntland dhawaan ku ridday xakunno isugu jira dil iyo xabsi dheer, iyagoo lagu eedeeyay inay kooxo hubeysan ka tirsanaayeen.

Qoraal ka soo baxay Save the Children ayaa sheegay in xukunnadaasi ay ka hor imanayaan heshiiska QM ee xuquuqda caruuta oo ay Soomaaliya-na ansixisay 2015.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post