828 Views

Afhayeenka ciidamada booliska oo faah faahin ka bixiyey is hortaaggii shalay lagu sameeyey guddoomiye muudeey

Afhayeenka ciidamada booliska oo  faah faahin ka bixiyey is hortaaggii shalay lagu sameeyey guddoomiye muudeey
____________________________________________________________________________


Isniin: February 14, 2022

Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya, Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyey is hortaaggii shalay lagu sameeyey guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka, Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey oo loo diiday inuu ka baxo garoonka Aadan Cadde, xilli uu ku sii jeeday Baraawe.

Cabdifitaax Aadan ayaa sababta ku sheegay in guddoomiyuhu watay ciidamo fara badan iyo hub, taasina ay keentay in laga hor istaago inuu ciidamadaas kala baxo garoonka.

Afhayeenka ayaa xusay in amniga Baraawe uu sugan yahay, isla-markaana musharixiinta tegaya kaliya loo ogol yahay ilaalo gareyso 4 ama 5 nin o kaliyah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post