1023 Views

Xaafadda Islii oo ammaankeeda la adkeeyay kadib dhaca Mobilada oo aad u soo batay

Xaafadda Islii oo ammaankeeda la adkeeyay kadib dhaca Mobilada oo aad u soo batay
____________________________________________________________________________


khamiis: February 17, 2022

 Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa adkeeyay ammaanka xaafadda Eastleigh ee magaalada Naiorbi kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay halkaasi ka dhaceen falal amni darro ah oo lagu beegsanayay bulshada Soomaalida ee ku nool Xaafaddaasi.

Guddiga amniga Xaafadda Eastleigh ayaa sheegay in hawlgalladii looga gol leeyahay sidii looga hortagi lahaa kooxo burcad hubaysan oo maalmihii lasoo dhaafay dhac ka gaysanayay xaafadda Eastleigh.

Sidoo kale arintaan ayaa ku soo beegmaysa Xili islii maalmihii la soo dhaafay tuugada ay dhac iyo dil iskugu daraysay dadka somalida u badan oo wata moobilada qaaliga ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post