621 Views

Ruushka iyo Ukraine: Qiimaha Shidaalka oo gaaray heerkii ugu sarreeyay tan iyo 2014-kii

Ruushka iyo Ukraine: Qiimaha Shidaalka oo gaaray heerkii ugu sarreeyay tan iyo 2014-kii
____________________________________________________________________________

Talaado February 22, 2022

Qiimaha Shidaalka ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyay tan iyo 2014-kii iyadoo xiisadda u dhaxeysa Ruushka iyo Ukraine ay cirka isku sii shareertay ka dib markii Moscow ay amartay in ciidamo loo diro laba gobol oo ka go’ay bariga Ukraine, taasoo sii kordhisay walaaca laga qabo in Ruuska uu ku duulo Dalkaasi sababna unoqtay in qiimaha halki foosto oo shidaal ah uu noqdo $100.

Maraykanka iyo xulafadiisa Yurub ayaa la filayaa in ay ku dhawaaqaan cunaqabatayn hor leh oo ka dhan ah Ruushka ka dib markii madaxweyne Vladimir Putin uu si rasmi ah u aqoonsaday labada gobol ee bariga Ukraine, taasoo sii kordhisay qalalaasaha amni ee qaaradda.

\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post