630 Views

Sheekh Shariif “ Rajada ugu dhaw waa in uu is casilaa farmaajo si dalka loo badbaadiyo..

Sheekh Shariif “ Rajada ugu dhaw waa in uu is casilaa farmaajo si dalka loo badbaadiyo..
____________________________________________________________________________


khamiis: September 9, 2021

Xili xaalada Somaliya ay aad u xun tahay oo uu ka dhaxeeyo tag tag Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo iyo raisal wasaaraha dalka ayaa waxaa arintaas markii ugu horaysay ka hadlay Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya, haatan ah gudoomiyaha golaha midowga musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Shariif  oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa maanta si adag kaga hadlay xaaladda siyaasadeed dalka.

Shariif ayaa shirkiisa jaraa’id uga hadlay xiisadda ka taagan Villa Soomaaliya, kiiska Ikraan Tahliil iyo heshiiskii laga gaaray murankii ka taagnaa doorashada gobollada waqooyi.

Sidoo kale wuxuu xusay inuu dhaawacayo rajada ay dadka Soomaaliyeed ka qabaan inay horay u socota dowladnimada Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post