954 Views

Booliska Puntland oo gacanta ku soo dhigay rag looga shakisan yahay Al-shabaab.

Booliska Puntland oo gacanta ku soo dhigay rag looga shakisan yahay Al-shabaab.
____________________________________________________________________________


khamiis: February 24, 2022

 Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal Oo Habeenkii 3-aad Howlgal Ka Sameyay Gudaha Garowe Kuna Soo Qab Qabtay Rag Looga Shakisan Yahay Kooxaha Nabadiidka Ah.

Howlgalkan oo ah mid uu hogaaminayo taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud ayaa ujeedkiisu yahay in lagu baadi goobo kooxaha Argagixisada ah iyo kuwa ka ganacsada Mandooriyaha oo xogtooda ay hayaan ciidanka booliska.

Ciidamada ayaa sido kale baritaan ku sameynayay qaar ka mida hotelada,guryaha iyo gadiidka si loo ogaado.

Taliyaha qaybta booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa ciidamada faray inay u dhimriyaan Bulshada isagona sido kale faray ciidanka howl galka ku jira inaysan wax xabada ridin si xasilooni loo daremo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post