927 Views

Zelensky oo soo bandhigay muuqaal uu ku beeninayo in uu ku baaqay in la is dhiibo

Zelensky oo soo bandhigay muuqaal uu ku beeninayo in uu ku baaqay in la is dhiibo
____________________________________________________________________________

Sabti:February 26, 2022

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa soo dhigay bartiisa Twitter-ka muuqaal isaga oo ku wareegaya waddooyinka magaalada Kyiv wuxuuna beeniyay wararka sheegaya inuu ugu baaqay ciidamadiisa inay isu dhiibaan ciidamada Ruushka.

“Waxaa jira warar badan oo been abuur ah oo sheegayo in aan ciidamadeena ugu baaqay in ay hubka dhigaan, iyo in ay jirto daadgureyn ,” ayuu yiri Madaxweynaha Ukraine.

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post