897 Views

Qaar ka mid ah ardaydii Soomaaliyeed ee ka qaxay dalka Ukraine oo gaaray Jarmalka.

Qaar ka mid ah ardaydii Soomaaliyeed ee ka qaxay dalka Ukraine oo gaaray  Jarmalka.
____________________________________________________________________________

 Talaado: March 1, 2022

Qaar ka mid ah ardaydii Soomaaliyeed ee ka qaxay dalka Ukraine kadib duulaankii Ruushka uu dalkaasi ku qaaday ayaa xilli dambe oo xalay ah gaaray magaalada Berlin ee dalka Jarmalka iyaga oo ka tagay dalka Poland,

 waxaana ay kamid yihiin Soomaali badan oo Jarmalka maalmihii lasoo dhaafay gaaray. Maxamed Cabdi Guutaale oo kamid ahaa Soomaalidii ugu horeysay ee ka qaxay magaalada caasimadda ee Kiev iyo 6 qof oo kale oo la socday aya gaaray halkaas .

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post