648 Views

Puntland oo shaacisay Guddiyada soo xulaya 16 kursi oo taala Boosaaso.

Puntland oo shaacisay Guddiyada soo xulaya 16 kursi oo taala Boosaaso.
____________________________________________________________________________


Arbaco: March 2, 2022

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya Ergada 16 kursi oo taala Boosaaso.

Qoraal uu soo saaray Guddiga ayaa lagu sheegay ,isaga oo fulinaya Guddiga waajibaadka Qaran iyo Heshiisyadii madasha Qaranka, waxaa uu soo gudbiyay liiska guddiyada xulista ergooyinka kuraasta Golaha Shacabka ee BFS, Kuwaa oo deegaan doorashadoodu tahay Boosaaso.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post