1224 Views

Xirsi aadan Rooble oo Goordhow ku Guulaystay Xikdhibaan Doorashada Kasocota Magaalada Gaalkacyo

Xirsi aadan Rooble oo Goordhow ku Guulaystay Xikdhibaan Doorashada Kasocota Magaalada Gaalkacyo
____________________________________________________________________________


Axad: March 6, 2022

Gaalkacyo-Xirsi Aadan Rooble oo ah wasiir ku xigeenka Gadiidka iyo duulista Hawada DFS ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop- 101 ee xubinnimada Golaha Shacabka BFS.

isagoo ku soo baxay doorasha gacan taag ah kadib Markii ay kursiga isaga hartay Caaisho Xirsi Maxamed.

Waana Kursigii Labaad ee Lagu Doortay Magaalada Gaalkacyo oo Maantay ka Bilaabatay Doorashada Golaha Shacabka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post