693 Views

Hir-shabeelle oo soo gudbisay xiliga la qabanayo doorashadooda kuraas ah

Hir-shabeelle oo soo gudbisay xiliga la qabanayo doorashadooda kuraas ah
____________________________________________________________________________

 


Sabti: March 12, 2022

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Maamul Goboleed ee Hir-shabeelle ayaa soo gudbiyay liiska kuraas afar ah oo deegaan doorashadooda ay tahay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Qoraal guddiga kasoo baxay ayaa lagu tilmaamay in doorashada kuraastaan ay dhici doonto 14 bishaan, iyagoo soo gudbin doona Guddiyada soo xulayo kuraastaas 13 bishaan March oo beri ah.

Kuraasta afarta waxey kala yihiin: HOP#004, HOP#011, HOP#063 iyo HOP#135.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post