768 Views

Tiradda Rasmiga ah ee ajaaniibta ka qeybgaleysa dagaalka Ukaraine

Tiradda Rasmiga ah ee ajaaniibta ka qeybgaleysa dagaalka Ukaraine
____________________________________________________________________________

 


Sabti: March 12, 2022

Ku dhowaad 20,000 oo mutadawiciin ajaanib ah, ayaa isku diiwaan galiyey iney ka barbar dagaalamaan ciidamada Ukraine ee ka dhanka ah duullaanka Ruushka, sida ay sheegeen saraakiisha Ukraine. Waxaa jira bar lagu hago dagaal yahanada ajnabiga ah, si ay u qoraan cutubyo caalami ah oo ay dajisay wasaaradda gaashaandhigga.

Waddamada qaar, oo uu ku jiro Ingiriiska, ayaa ka digaya in mid kamid ah muwaadiniintiisa u safraan, si ay uga qeyb qaataan dagaalka, hadii ay ka qeyb galaana lagu soo oogi karo sharciga la dagaalanka argagaxisada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post