531 Views

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo Ruusha u diray mar kale digniin

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo Ruusha u diray mar kale digniin
____________________________________________________________________________

Arbaco: March 16, 2022

Waqooyiga Caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa waxaa Saakay duqeymo cusub ka geysta Ciidamada Ruushka, halka wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ay uga digtay Ruushka isticmaalka hubka kiimikada.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa dhigiisa Ruushka ugu digay in ciidamadiisa ay adeegsadaan Hubka halista badan ee Kiimikada, isaga oo sidokale ku dhawaaqay in uu Ukraine  uqoondeeyay  gargaarka bini’aadannimo iyo mid milatari oo ku kacaya $ 13.6 bilyan.

Midowga Yurub ayaa Talaadadii shalay  ku dhawaaqay xirmo afraad oo cunaqabateyn ah oo ka dhan ah Ruushka, sababa la xariira dagaalka uu ku haayo Ukraine.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post