861 Views

Ruushka oo Yurub uga digay cawaaqib ka dhalan doona qorshe ay diyaarinayaan Midowga Yurub.

Ruushka oo Yurub uga digay cawaaqib ka dhalan doona qorshe ay diyaarinayaan Midowga Yurub.
____________________________________________________________________________




Talaado: March 22, 2022


Ruushka ayaa sheegay in Yurub ay saamayn gaar ah oo dhanka gaaska ay la kulmi doonto haddii ay isku daydo in ay cunuqabatayn lagu soo rogo shidaalka Ruushka.

Arrintan ayaa imanaysa iyadoo wasiiradda arrimaha dibadda ee Yurub ay gadaal ka riixayaan cunuqatayn lagu soo rogo saliidda Ruushka..

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post