579 Views

Ilaa Toddobo Jeneraalo oo Ruush ah oo lagu dilay dagaalka Ukraine

Ilaa Toddobo Jeneraalo oo Ruush ah oo lagu dilay dagaalka Ukraine
____________________________________________________________________________


Axad: March 27, 2022

Sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Ukraine,JeneraaL Yakov Rezantsev, oo la sheegay inuu dhintay Sabtidii, ayaa noqday sarkaalka ugu sarreeya oo Ruush ah ee lagu dilo dagaalka Ukraine.

Khubarada ayaa sheegay in niyad jabka ka dhex jira ciidamada Ruushka ay ku qasabtay saraakiisha sarsare inay ku dhawaadaan jiida hore ee dagaalka, taasina ay sababtay in la dilo saraakiil sarsare oo aad utira badan oo gaaraya in kabadan toddobo Jeneraalo oo Ruush ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post