1401 Views

SAWIRO: Madaxda Jubbaland iyo Hirshabeelle oo gaaray Garowe

SAWIRO: Madaxda Jubbaland iyo Hirshabeelle oo gaaray Garowe
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhaweeyey wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

 

Sidoo kale Magaalada Garowe waxaa gaaray Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare iyo Wafdi uu hoggaaminaayo, waxaana hadda ka dhiman Madaxda maamul goboleedyadda Madaxweynaha Galmudug.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment