747 Views

WFP iyo Koofur Galbeed oo ka shiray kordhinta kaalmada barakacayaasha

WFP iyo Koofur Galbeed oo ka shiray kordhinta kaalmada barakacayaasha
____________________________________________________________________________


Axad: March 27, 2022


Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo masuuliyiin ka socday hay’ada cunta adduunka ee WFP ayaa ka wada hadlay dhibtaayooyinka haysta dadka barakacayaasha ah iyo waliba sidii loo kordhin lahaa gargaarka la siiyo.

Kulankan ayaa kusoo beegmaya xili deegaanno badan oo Soomaaliya ah oo Koonfur Galbeedna ay ka mid tahay ay ka jiraan abaaro dad iyo duunyaba saameeyey.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post