1158 Views

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Qafiifiyay xayiraadii uu saaray dalka March 26

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Qafiifiyay xayiraadii uu saaray dalka March 26
____________________________________________________________________________

May-1-2021

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Xayiraadii saarneed Dalka kenya ee isku socodka dadka iyo gaadiidka Qafiifiyay Xoogaa, Xuunka Covid-19 maadaama la gaaray maalmihii ay soo dhawaan jirtay  maalmaha Ciida islaamka.

Uhuru ayaa goor dhawayd shaaciyay xayiraadii la saaray dalka Kenya March 26 ee ahaa in 8-habeenimo wixii ka danbeeya aan la socon Karin laga dhigay 10-habeenimo ilaa 4 habeenimo

Sidoo kale arintaan ayaa ku soo aadaysa Xili musliminta ku nool Kenya gaar ahaan xaafada islii ay ka xirnaayeen Masaajidyada, wallow maalmahan la galay maalmihii ugu danbeeyay ee sida aadka ah loogu adeeganayay Iida oo maalmo kooban nooga dhiman yihiin.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post