480 Views

Puntland oo faahfahisay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Saakay Alshabaab ku Qaadeen Afurur

Puntland oo faahfahisay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Saakay Alshabaab ku Qaadeen Afurur
____________________________________________________________________________

Isniin: March 28, 2022

Maamulka Puntland ayaa sheegay in 12 ka mid ah maleeshiyadka Al-shabab ay ku dileen weerar ay ku soo qaadeen deegaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari.

Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sidoo kale xsuay in dhankooda ay 5 askari kaga dhinteen dagaalkaasi.

Maamulka Puntland ayaa sheegay in 12 ka mid ah maleeshiyadka Al-shabab ay ku dileen weerar ay saaka ku soo qaadeen deegaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari.

Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sidoo kale xsuay in dhankooda ay 5 askari kaga dhinteen dagaalkaasi.


Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post