501 Views

Sirdoonka Puntland oo burburiyay saldhigyo ay leeyihiin Al-Shabaab

Sirdoonka Puntland oo burburiyay saldhigyo ay leeyihiin Al-Shabaab
____________________________________________________________________________

.

Khamiis: March 31, 2022

 Ciidanka Sirdoonka gaar ah ee maamulka Puntland ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay saacadihii ugu dambeeyay ay ka fuliyeen  buuraleyda Golis ee Gobolka Bari.

War ka soo baxay Ciidamada sirdoonka ayaa waxaa ay ku sheegeen in howlgalka laga fuliyay deegaanada Madarshoon iyo Dhagax-dhaabur oo ka tirsan buuraleyda Golis.

Sidoo kale qoraalka ayaa sheegay in khasaaro xoogan ay gaarsiiyeen dagaalameyaasha Al-shabaab eek u sugan Gobolka Bari,  islamarkaana saldhigyo ciidan ka burburiyeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post