897 Views

9 Mudane oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

9 Mudane oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo
____________________________________________________________________________

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socota diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Guddiga doorashooyinka ay Maanta Gelinka hore  diiwaangeliyeen Xildhibaano dhowr ah.

Xildhibaannada Maanta la diiwaangeliyaya oo Shahaadada la siiyay ayaa waxaa ay ka kala soo jeedaan Maamulada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.

Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir) HoP#166

Mohamed Abdullahi Keyse HoP#073

Sadiya Yasin Haji Samatar HoP#129

Hassan Abdi Ismail HoP#217

Omar Ibrahim Hashi HoP#114

Roda Arab Abdi HoP#219

Khadra Mohamed Tukale HoP#274

Sahra Olad Abdi HoP#018

Zamzam Dahir Mohamud AS#12

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post