390 Views

Qaramada Midoobay oo soo saartay tirakoobka dadka ku dhintay dagaalka ka socda Dalka Ukraine

Qaramada Midoobay oo soo saartay tirakoobka dadka ku dhintay dagaalka ka socda Dalka Ukraine
____________________________________________________________________________

 
Isniin: April 4, 2022

Hay’ayadda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa soo saartay tirakoobka dadkii ku dhintay dagaalka Ukraine tan iyo intii uu biloowday.

Waxa ay sheegtay hay’adda in ay waxyeeloobeen illaa 3,500 qof, kuwaas oo 1,400 ka mid ah ay dhinteen.

Tirakoobkan waxaa la sheegay in uu aad uga yaryahay tirada saxda ah ee suurtogalka ah .

Sidaas oo ay tahay waxyeelo badan oo shacabka gaartay ayaa laga soo tabinayaa gobolada Donetsk iyo Luhansk ee bariga ku yaala, halkaas oo ciidamada Ruushka ay doonayaan in ay ka gooyaan Ukraine inteeda kal

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post