1332 Views

Askari kamid ah kuwa QM oo lagu dilay weerar ka dhacay Jamhuuriyada Afrikada dhexe

Askari kamid ah kuwa  QM oo lagu dilay weerar ka dhacay  Jamhuuriyada Afrikada dhexe
____________________________________________________________________________

Arbaco: july 28 2021

Wakalada AFP ayaa sheegtay in askari kamid ah kuwa nabad ilaalinta QM lagu dilay weerar ka dhacay dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe,

askari kalana dhawac ayaa soo gaaray kadin werar xoogan oo ay kala kulmeen maleshiyaad hubaysan.

Sidoo kale Askariga la dilay ayaa kasoo jeeda Jamhuuriyada Afrikada dhexe inkastoo uu howlgalka qeyb ka ahaa.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post