993 Views

Sawiro:-Golaha Iskaashiga Dhaliyarada Soomaliyeed Oo Maanata Muqdisho Ka Daah Furay Barnaamij Caawin Bulsho

Sawiro:-Golaha Iskaashiga Dhaliyarada Soomaliyeed Oo Maanata Muqdisho Ka Daah Furay Barnaamij Caawin  Bulsho
____________________________________________________________________________

Muqdisho|QOL|07-04-2022-Golaha Iskaashiga Dhalinyarada Soomaliyeed oo ka duulaya taakuleynta dadka tabaalaysan ayaa daahfuray Barnaamijka Caawinta dadka danta yar, iyadoo wajigii koowaad ee manta lagu bilaabay ilaa 10 Qoys oo Naafa ah  Sida uu sheegay Madaxa Samafalka Golaha Cali ibraahim Siidoow Cali yabna.

Sidookale Cali, ayaa aad ugu mahadceliyey dadkii kaalinta weyn kaqaatay caawinta dadka maaskiinta ah isagoo intaa raaciyey in loo baahanayahay dad muxsiniin ah oo ka sii qayb qaata baranaamijkan inta uu socodo si uu ugaaro dadka masaakiinta ah ee aanan awoodin bishan wax ay ku afuraan. 

Barnaamijkan oo hab agaasinkiisa ugu weyn uu leeyahay Golaha Iskaashiga dhalinyarada Somaaliyeed ayaa ah Mid Loogu talagalay in uu gaaro reerkastaa oo masaakiin ah kuwaasi oo aanan awoodin afurka bishan barakaysan ee Ramadaan.

Xafiiska Qaranimo Online |Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post