486 Views

UK oo laga yaabaa inay cunaqabatayn kusoo rogaan ciidamada Ruushka iyo jeneraalada looga shakiyo inay galeen dambiyo dagaal

UK oo  laga yaabaa inay cunaqabatayn kusoo rogaan ciidamada Ruushka iyo jeneraalada looga shakiyo inay galeen dambiyo dagaal
____________________________________________________________________________

Axad: April 10, 2022

UK ayaa laga yaabaa inay cunaqabatayn kusoo rogaan ciidamada Ruushka iyo jeneraalada looga shakiyo inay galeen dambiyo dagaal, sida uu sheegay Wasiiru-dawlaha Dambiyada iyo Booliska ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda Kit Malthouse.

Waxa uu u sheegay Sky News ‘Trevor Phillips caddaynta xad-gudubyada waa in loo ururiyaa si “macquul ah” inta lagu jiro iskahorimaadka.

“Inta ay taasi socoto waxaan qaadi karnaa tallaabo gudaha ah oo ku saabsan cunaqabateynta, waxaan awoodnaa inaan saarno shaqsiyaadka, oo ay ku jiraan dagaalyahannada, Jeneraalada hoggaaminaya iyo kuwa kale ee ku lugta leh, si aan u muujinno inaan aqoonsannahay kaalintooda ku aaddan weerarkan argagaxa leh ee lagu hayo waddan dimoqraadi ah oo xor ah. ” ayuu yiri.

Office Nairoibi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post