1437 Views

Madaxweyne Farmaajo Oo Cambaareeyey Weerarkii Ay Al-Shabaab Ka Geysteen Kenya

Madaxweyne Farmaajo Oo Cambaareeyey Weerarkii Ay Al-Shabaab Ka Geysteen Kenya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 16, 2019 –Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo waxa uu sheegay inuu si xooggan u cambaaraynayo Weerarkii  lagu qaaday Hotel ku yaalla Magalada Nairobi ee dalka Kenya

Qoraal uu soo dhigay Bratiisa Twitter-ka waxa uu Madaxweyne Farmaajo ku sheegay inay Dowladda iyo Dadka Kenya la qeybsanayaan xilligan tiiranyadda leh.  Madaxweynuhu waxa uu xusay inay Kenya tahay Isbahaysi muhiim iyo deris aynu walaalno nahay.

Waxa uu intaasi ku daray inay falalka noocaasi ah  xoojin doonaan Hawlgalka Wadajirka ee lagu cirib-tirayo Al-Shabaab, waa sida u uhadalka u dhigay.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment