786 Views

Madaxwyne Deni iyo Maxamud Cismaan cabdullaahi (Diyaano) oo kulmay

Madaxwyne Deni iyo Maxamud Cismaan cabdullaahi (Diyaano) oo kulmay
____________________________________________________________________________

Talaado: March 1, 2022

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in goor dhawayd uu kulan uga bilaawday magaalada Boosaaso Deni iyo Ina Diyaano.

Wararka ayaa sheegaya in  Madaxtoyadamagaaladda Bosaaso kulan uga Socdaa Madaxweyne Siciid Cabdullahi deni iyo Maxamud Cismaan cabdullaahi (Diyaano) oo ah Agaasimihii PSF ee uu deni horay u sheegay in uu xilka ka qaaday kulankaas oo looga hadlayo arrimaha la xidhiidha kilaafkii Dagaalku ka dhashay waxaa goob joog ka ah Ismada Puntland.

Sidoo kale arintaan ayaa imaanaysa Xili maalmihii la soo dhaafay Deni iyo Ismada Puntland ay ku kala aragti duwanaayeen sidii laga yeeli lahaa 16 kursi ee taalo magaalada Boosaaso.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post