870 Views

Mid kamid ah Musharaxiinta Gudoonka Golaha Shacabka Oo Lakulmay Wakiilka QM ufadhiya somaliya

Mid kamid ah Musharaxiinta Gudoonka Golaha Shacabka Oo Lakulmay Wakiilka QM ufadhiya somaliya
____________________________________________________________________________

Musharax Guddoomiyaha Golaha Shacabka Shariif M Abdullahi Ayaa waxa uu Maanta la kulmay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan waxa ay ka wada hadleen Arimaha Doorashooyinka.Shariif Maxamed Cabdullahi ayaa waxa uu ka mid yahay Murashaxiinta uugu cad cad Ee u tartamaya Golaha Shacabka

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post